Somaliland:70km Oo Saldhig Milatari Oo Xalaal Looga Dhigay Imaaraadka

0

Hargeysa(Sayruuq)-Dawladda imaaraadkda ayaa saaka xalaal aan meelna haysan looga dhigay dhul cabirkiisu dhan yahay 70kma oo ku teedsan xeebta u dhaxaysa Berbera iyo Bulaxaar. Dhulkaas oo noqonaya dhulkii ugu balaadhnaa ee dawlad lagu wareejiyo dhanka Somaliland.

Xukuumadda Axmed Siilaanyo waxay saaka u wan qashay qaran jabka Somaliland oo lagu sadqeeyey wankii ugu horeeyey imaaraadku lacagtii uu ugu ololeeyey meel marinta heshiiska saldhiga milatari.

Dareenka shicibka ayaa ahaa mid saaka kacsan, iyada oo laga cabsi maanta in mudaharaadyo ka dhacaan magaalooyinka waaweyn ee Somalilan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.