“Somaliland Xisbiga Qof Baa Leh Qabiil Gaar Ahna Wuu Ku Suntan Yahay,” Cabdikariin A. Mooge

0

Hargeysa(Sayruuq) Siyaasiga aqoon yahanka ah ee Cabdikariin Axmed Mooge ayaa walaac ka muujiyay siyaasadda xisbiyada ee beelaha ku biyo shubatay waxaanu ka dayriyay in ay Somaliland sii jiri karto haddii aan wax laga qaban xisbiyada siyaasadda ee beelaysan.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.