Somaliland Oo Wefti U Dirtay Muqdisho

0

Somaliland ayaa maanta wafti u dirtay magaalada Muqdisho kuwaasi oo sida in ka badan lix boqol oo kun oo dollar ($600,000) oo ay ugu talo-galeen fatahaadihii sannadkan ku dhuftay magaalada Baladweyne.

Weftiga waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Cali Geeddi oo horeyna uga mid ahaa waftigii ay Somaliland u dirtay Muqdisho wakhtigii ay abaaruhu ku dhufteen koonfurta Soomaaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.