Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood

0
Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood

Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood

Hargeysa (Sayruuq)- Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Md. Cabdiwali Suufi ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumada Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood oo jabiyey qodobadii heshiiska lagula galay oo ay u horayso lacagta ruqsadda isgaadhsiinta.

Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah National Link Telecom iyo Africa Online, kuwaasi oo qusadi ama liisankii isgaadhsiinta lagala noqday kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta

Wasiirka Isgaadhsiinta Itoobiya Oo Ka Hadlay Isticmaalka Dekedda Berbera Iyo Heshiiska Labada Dal Dhex Maray
Somaliland Oo Furaha Telefoonka Somalia Uga Guuraysa Furaha Jabuuti

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.