Somaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka Somalia

0
Askarta Madaxtooyada Puntland Oo Boosaaso Lagu Laayay

Somaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka Somalia

Dawladda Somaliland waxay mamnuucday furaha Internet-ka Soomaaliya ee DotSo(.So) kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay hay’adda isgaadhsiinta Soomaaliya si rasmi ah ula wareegtay nidaamkaas oo ay haysay shirkad gaar ah.

Bogga Internet-ka ee Jaamacadda Hargeysa ee dawliga ah ayaa ka mid ah baraha uu saamaynayo go’aankan maaddaama boggeedu ku samaysan yahay furahan ah .So oo u taaggan .Somalia lana mid ah fureyaasha .UK ee Ingiriiska iyo .Ke ee Kenya.

Somaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka SomaliaSomaliland Oo Mamnuucday Furaha Internet-ka Somalia

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.