Somaliland Oo La Heshiisay Shirkad Ciidda Shaybaadhaysa

0
Somaliland Oo La Heshiisay Shirkad Ciidda Shaybaadhaysa

Somaliland Oo La Heshiisay Shirkad Ciidda Shaybaadhaysa

Hargeysa(Sayruuq) wasiirka wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland mudane Maxamed Axmed Cawad ayaa heshiis la saxeexday shirkad fadhigeedu yahay dalalka Kuwayd iyo Kanada oo shaybaadhaysa ciidda Somaliland. Shirkadda ayaa ciidda Somaliland ku soo baadhaysa waddanka Jarmalka intaas kadibna baadhi doonta biyaha Somaliland.

Shirkadda ayuu sheegay wasiirku in ay baadhayso tayada wax soo saar ee ciidda Somaliland iyo biyaha dhulka hoose ku jira waxaana la filaya in shirkaddu adeegsato Satalaydyo iyada oo marka dambe qorshuhu yahay in ay wax soo saarka iyo calafka xoolaha maalgashato.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.