Somaliland Oo Hub Ka Iibsatay Shir Itoobiyaan Ah

0
Somaliland Oo Hub Ka Iibsatay Shir Itoobiyaan Ah

Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka iyo dabagalka cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dawladda Somaliland hub ka iibsatay shirkad Itoobiyaan waxaanay soo bandhigtay xaddiga lacagta la kala qaatay iyada oo kooxdu heshay warqado la is dhaafsaday.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.