“..Somaliland Oo Dhammi Waa Dhibic Ninka Intaa U Kala Abtiriya Ma Fahmin Dawladnimada,” Sheekh A. Siiro

0
“Haddii Xukumaddu Hadli Waydo Xanta Iyo Mucaaradaddu Way Sii Kordhaysa,” Sh. Aadan Siirro

“..Somaliland Oo Dhammi Waa Dhibic Ninka Intaa U Kala Abtiriya Ma Fahmin Dawladnimada iyo meesha loo socdo, cidda uu doono ha ahaado tirada uu doono ha lahaado, magaca uu doono ha yeesho. dawladnimadu waa shay ka dhexeeya 4.5 Milyan oo qof oo ay dugsanayaan” Sheekh Aadan Siirro.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.