SOMALILAND: Diyaarada Fly Dubai Oo Dulimaadki Ugu Horeeyay Ka Bilowday Garoonka Diyaaradaha Hargaysa. DAAWO SAWIRADA

0

Hargaysa(Sayruuq) Waxa maanta duulimaadkeedii u horeysay ka bilawdey madaarka caalamiga ah ee EGAL INTERNATIONAL AIRPORT diyaarada caalamiga ah ee FLY DUBAI .

11071048_1074587869237408_5984616494809731240_n10345555_974859825867894_6537229387100303289_n10429407_1074587785904083_6598952718442804255_n

Diyaaradan Fly Dubai oo mudooyinki u danbeeyay laga hadal hayay waddanka Somaliland, ayaa saaka si rasmiya dulimaadkeedi ugu horeysay uga bilawday waddanka Somaliland.

11392915_1074587675904094_8800353569093396632_n11427163_974859822534561_1655732149911849704_n10505576_1074587745904087_5062313989081831451_n

Garoonka Diyaaradaha Hargaysa, ayaa wakhtigaas ahaa mid  diyaaradu soo degaysa, arrintan ayaa ka marag kacaysaa horumarka baaxada leh ee madaarkeenu gaadhay oo keentay in guud ahaan systemka madaarka ay ku qancaan diyaarado caalami ah oo aan wali soo caga dhigan Somaliland iyo dalalkale oo bariga afrikaba ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.