Somalia:Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Muqdisho Ku Tagay Safar Aan La Sii Sheegin

0

Muqdisho(Sayruuq)-Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka, John Kerry, ayaa saaka ka tagay maagalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, halkaasi oo uu ku tagay bookhasho aan horay loo shaacin.

Socdaalka John Kerry, ayaa noqonaya xoghayihii u horeeyay ee Arrimaha dibada ee Somalia booqda Somaaliya ,Safarkiisana Hore looma sii sheegin.

John Kery ayaa ka soo dagay Madaarka ADAN CADE oo si adag loo sugay amnigiisa halkaaso uu kula kulmay Madaxweynaha Somaaliya Md Xasan Sh.Maxamuud,iyo Raysal wasaare Sharmaakr sido kale waxaa kulan gaar ah wada yeeshay Xoghayaha arrimaha dibadda iyo Madaxweynayaasha Maamul gobaleedada Somaliya.

Xidhiidhka Somalia iyo Maraykanka ayaan hore u fiicneyn kadib markii 1993 si kumeel gaadh ah safaaradiisi Usa Kala baxaday Dalka somaaliya ,Waxaa la filayaa inuu sidoo kalena Jabuuti gaadho 6-da bishan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.