Somalia:Dumarkii iyo Caruurtii oo bilaabay isticmaalka Qaadka Muqdisho

0

Muqdisho(Sayruuq)-Cunista Qaadka oo ahayd mid inta dadka badani aynan awoodi jirin in ay maalin walba cunaan ayaa hadda noqtay mid cidwalba ay awoodo in ay iibsato sida Caruurtii iyo haweenka danyarta ah. Jaadkii ayaa hadda waxa uu isku badalay masiibo ku habsatay ummadda Soomaaliyeed. kadib markii Dowladda ingariiska ay wadankeeda ka mamnuucday Cunista qaadka ayaa waxa uu u soo wareegay Magaalooyinka ay ku noolyihiin Dadka Soomaalidda ah iyo Dalka Soomaaliya guud ahaan. Qiimaha qaadka Halkii Marduuf ayaa waxa uu Joogaa lacag u dhiganta $1 dollarka marykanka ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.