Somalia Oo Xidhiidhka U Jartay Dowladda Gini

0

Somalia Oo Xidhiidhka U Jartay Dowladda Gini

Dawladda Soomaaliya ayaa goordhawd sheegtay in ay xidhiidhka u jareen dalka Jamhuuriyadda Gini ee galbeedka Afrika.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dalkaasi uu ku xadgudbay qarannimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi ayaa safar ku jooga dalka Gini ka dib casuumad uu ka helay dawladda dalkaasi.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.