Somalia Oo Somaliland Qaybteeda Siisay Deeqdii Alibaba

0

Dawladda Somalia ayaa sheegtay in ay maanta u dirtay Somaliland qaybtii ay ku lahayd caawimadii qalabka caafimaad ahayd ee maalqabeenka Shiinaha ee Shirkadda Alibaba ugu deeqay dalalka Afrika, si looga hortago faafitaanka CoronaVirus.

Agabkan ayaa Shirkadda Alibaba gaysay dalka Itoobiya oo isna u qaybiyay dalalka Afrika.

Wasaarada caafjmaadka Somaliya ayaa sidoo kale isla maantaba qalabkan caafimaad u kala dirtay dawlad goboleedyada Somaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.