Somalia Oo Shaacisay Mawqifkeeda Masar & Itoobiya

0
Somalia Oo Shaacisay Mawqifkeeda Masar & Itoobiya

Somalia ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aaddan xiisadda u dhexeysa dawladaha Masar iyo Itoobiya ee ku saabsan biyaha Webiga Niilka.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya dhexdhexaad ka tahay loolanka labada dal ee ku muransan saamiga biyaha Niilka.

“Masar iyo Itoobiya dhexdhexaad ayaan ka nahay arrimaha webiga Niilka,..dhexdhexaadnimadaas ayey ku jirtaa danteena mustaqbalka,..cidna nooma yeedhin karto mana yeelano in naloo yeedhiyo go’aankeenna, kuwo hore oo iskugu dayey ayey u suuroobi wayday,…..waa baan tabar darneyn hadda waa na lagu sirmayaa,” ayuu yidhi wasiirku.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.