Somalia Oo Ka Baaqatay Wada hadalka Somalia

0

Wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee maalinta Axadda todobaadkan ka furmi lahaa waddanka Jabuuti ayaa baaqday.

Dawladda fedeaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la siiyo laba todobaad oo kale sida ay ii xaqiijiyeen Ilo-wareedyo aan la xidhiidhay.

Guddida farsamo ee Somaliland oo maalinta beri ah Hargeysa ka bixi lahaa iyagoo diyaar ah ayaa Dawladda Jabuuti ku wargelisay in shirkaasi dib u dhacay.

Waa markii labaad ay dib u dhacaan wadahalada guddiyada Farsamo ee Somaliland iyo Soomaaliya uga furmilahaa Jabuuti.
@Hassan Galaydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.