Somalia: Foosiya Yuusuf X.Aadan Oo Xisbigeedii NDP Kaga Dhawaaqday Muqdisho.

0
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Muqdisho(Sayruuq)-  Wasiirkii hore ee Arrimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ayaa magalada muqdisho kaga dhawaaqday xisbi ay ka furtay somalia,oo ka mid noqon doona xisbiyada ku tartamaya doorashada.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Xisbigan oo ay hogaamin doonto Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa la sheegayaa in ay ku jiraan siyaasi caan ka ah dalka Somalia.
Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ay dhinaca kale xulafo dhaw ahaayeen Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia ayaa waxa soo dhex galay xurguf siyaasadeed, waxaanay hada ka mid tahay Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.
Xildhibaan Foosiya ayaa waxa ay Muqdsiho kaga dhawaaqday xisbigii ay Hargeysa ka furtay ee NDP,kaasi oo ay u bixisay magacaasi ururkii ay Hargeysa ka furtay intii anay koonfurta u kicitimin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.