SOLTELCO oo Iibiyay Dhul Haayada WFP Leedahay

0

Hargeysa(Sayruuq)-Maayarka Caasimada Hargaysa, “Cabdiraxmaan Caydiid SOLTELCO” ayaa waxa uu si sharci darro ah uga iibiyay nin ganacsade ah dhul ay leedahay haayada WFP.

Dhulkan oo ku yaalla galbeedka xaafada Masalaha, dhulkan oo uu maayarkii hore ee hargaysa Jiciir siiyay haayada WFP.

Waxa si adag arrinkan uga hor yimi, canbaarayn iyo eedo kulul na u jeediyay guddiga horumarinta beelaha Arab ee loo yaqaano AFGARAD.

Mayor SOLTELCO iyo dhamaan xubnaha golaha deegaanka Hargaysa ayaa waayadan danbe looga bartay hanti lunsi iyo wax qabad la’aan, oo ay ku darsadeen in ay dhulka dadwaynaha isku dul iibiyaan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.