Siyaasiyiinti Somaliland oo kala sheegtay deganaday kaso kala jeeden

0

Xildhibaan kamidda xildhibaanadda aqalka gurtidda somalilland oo lagu magacaabo Xildhibaan Cabdi qaadir jaamac xaamud ayaa shir jaraa’id oo ‘ uu qabtay wuxuu kaga cawday in laga sheegtay hargeysa oo lagu idhi ma inan yar oo badhan ka soo jeedda ayaa aniga hargeysa igu xukumaya.
Cid kale kamuu caban mahaa qof suuqa maraayey waa siyaasiyiinta somaliland kuwa ugu waa weyn gaar ahaan Mudane faysal cali waraabe.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.