Siyaasiyiin Kala Dano Ah Oo Ku Dhawaaqay Gole Wadatashi

0

Madal loogu magac daray Talo Wadaag oo uu Guddoomiye ka yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Siyaasiyiintan ayaa u muuqda kuwo mucaarad iyo muxaafad iskugu jira waxaanay khudbadihii goobtu isu bedeleen kuwo iyagu is weeraraya maaddaama ay kala yihiin kuwo dawladdii Xasan Sheekh ka ag-dhawaa iyo kuwo xukumadda Farmaajo ka agdhaw.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.