Siyaasi Xussen Axmed Caydiid Oo Fariin Hanjabaad Ah Hawda U Mariyey Xisbiga Kulmiye + Muuqaal.

0

Siyaasi Xussen Axmed Caydiid oo hore uga mid ahaa siyasiiyiintii isbaheysiga Kulmiye isla markaana hada ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hadlo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye

caydiid

Muddane Caydiid waxaa uu sheegay in siyaasiyinta isbaheysigu sababta ay isku casileen aanay aheyn inqalaab ay wadeen balse ay inqilaabka ay wadeen qoladii shirka Kulmiye Afduubtey , isla markaana waxaa uu uga digey qoladaasi in ay isku dayaan in ay sameeyaan inqalaab maalinta ay hungooban ee doorashada madaxtinimo laga helo.

Sidoo kale Xussen Axmed Caydiid waxaa uu siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ugu hanjabay hadii ay tageero xisbigoodu hayso in ay wax iska celiyaan saaxda tartawasiir xuseen

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.