Siyaasi Somaliland Ah Oo Ka Soo Muuqday Xafladda Axmed Madoobe

0

Agaasimihii wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Somaliland Maxamed Ilkacase oo dhawaan Madaxweyne Biixi xilka ka qaaday ayaa ka soo muuqday xafladda caleemo saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Siyaasigan xisbiga Kulmiye ee talada haya ka tirsan ma cadda in uu metlayo Somaliland iyo in uu iskii uga qayb galay waxaana hore u baaqday wefti uu hoggaamin lahaa Xildhibaan Naasir cali Shire

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.