Siyaasi Kulmiye Ah Oo U Jawaabay Axmed Cabdidheere

0

Yuusuf Maxamed Cariish (Arts), oo ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa sharcidarro ku tilmaamay qaabkii uu u hadlay guddoomiye Axmed Cabdi Dheere.

Arts, ayaa sheegay in aanu jirin qodob sharci oo siyaasiga Maxamuud Xaashi, u diidaya in uu isu soo sharxo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in Axmed Cabdi Dheere, ku hadlay aragtidiisa balse aanu ku hadalka afka xisbiga Kulmiye.

Xigasho Hassan Galaydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.