Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Madaxweynaha La Doortay Ammaanay

0

Hargeysa(Sayruuq) Siyaasi Aadan Dhoollayare oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ammaanay Madaxweynaha la doortay waxaanu tilmaamay in ay suuro gal tahay in uu wax ka bedeli doono nidaamkii hore ee dalka ka talinayay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.