“Siilanyo Ninka Ka Dambeeyo Inuu Muuqdo Filimaayo Waayo Libaax-baa Meesha Ka Kacay” Wasiirka Warfaafinta Somaliland.

0

London(Sayruuq)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa khudbad uu Xalay u jeediyay Jaaliyadda Ingiriiska ku taliyey in xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadda loolanka ku wada jiraa Saaxadda ka baxaan, Maadaama oo KULMIYE uu tartan adag la gelayo Xisbiyada Mucaaradka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.