Siilaanyo Oo Saaka Kaadhka Golaha Dhexe Xarunta Kulmiye Ka Qaadanaya

0

Hargeysa (Sayruuq) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka la filayaa inuu soo qaato kaadhka ergada ee golaha dhexe ee Kulmiye.

Madaxweynaha ayaa booqan doono goobta kaadhadhka laga bixinaayo ee xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye.

Waana markii ugu horaysay ee Siilaanyo booqdo xarunta xisbiga Kulmiye tan iyo intii khilaafaadka xisbigu bilaabmay.

Sayruuq News

Hargeysa-Somaliland

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.