Sidee Somaliland U Aragta Shaqaalaha Puntland Shaqada Siisay?

0
Sidee Somaliland U Aragta Shaqaalaha Puntland Shaqada Siisay?

Sidee Somaliland U Aragta Shaqaalaha Puntland Shaqada Siisay?

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa ku dooday in shaqaalaha dhawaan laga eryay madaarka Hargeysa ahaayeen kuwo aan wax xuquuq ah ku lahayn Somaliland maaddaama aanay ku jirin liiska shaqaalaha, islamarkaana ay xuquuqdooda ku leeyihiin hayadda ICAO ee Qaramada Midoobay.

Maamulka Puntland ayaa fursad siyaasi ah u arkay shaqaalaha Somaliland ka saartay shaqada, islamarkaana waxay sheegtay in ay garoonka diyaaradaha ee Garoowe ka shaqo geliyeen

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.