Sidee Bulshadu U Aragta Golaha Wasiirrada Madaxweyne Muuse: Muuqaal

0

Bulshada ku nool magaalooyinka Hargeysa, Burco, Boorama iyo Berbera ayaa aragtidooda ka dhiibtay golaha wasiirrada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaana muuqata in bulshada gobolka Awdal saluugsan tahay saami qaybsiga.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.