Sida Isaaqa Xilalka Loogu Qaybiyo

0
Sunaha kulmiye ku socdo: Ahmed N Guruuje

” Isaaqa marka wax loo qaybiyo ;;

Baarlamaanka dawlad Mogdisho isaaqa waxaa lagga siiyey 28 xubnood , 28 xubnoodna waxaa looggu qaybiyey sidan .

Habar awal 6 xubnood .

Habar jeclo 6 xubnood .

Habar yoonis 6 xubnood .

Arab 4 xubnood .

Ciidagale 4 xubnood .

Ayuub 1 xubin

Toljecle 1 xubin .

Dhinaca kale , doorashadii baarlamaanka ee 2005 sidan ayaa wax loo kala heley .

Habar awal 16 xubnood .

Habar jeclo 16 xubnood .

Habar yoonis 17 xubnood .

Arab 5 xubnood .

Ciidagale 2 xubnood .

Ayuub xubin .

FG .

Habar awal waxay kuraasi badan codad yar kagga heshay gobolka saaxil oo ah gobolka ugu dadka yar Somaliland kaasoo kuraasidiisa lagaga soo heley celcelis ahaan 2 kun oo cod .

Habar jeclana waxay kuraasi badan oo jaban kasoo hehay Degmadda Caynaba oo matalaysay gobolkii Sool , halkaasoo codod celceliskoodu dhan yahay 2 kun oo cod ay kaga soo baxeen 6 kursi oo midi yahay habar yoonis .

Jidka ugu dhaw ee cadaaladi kusoo noqon kartaana waa tubtaa

W/Q Axmed Nuur Guruuje

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.