Siciid Sulub Oo Dacweeyay Masuul Xisbiga Waddani Ah

0
Siciid Sulub Oo Dacweeyay Masuul Xisbiga Waddani Ah

Xoghayaha xannaanada xoolaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Axmed-shukri ayaa saaka looga yeedhay xarunta Dambi Baadhista (C.I.D) halkaas oo wax lagaga waydiinayo arrimo ku saabsan shir jaraa’id oo uu kaga hadlay markab xoolo siday oo Sucuudigu soo celiyay.

Sida uu sheegay Maxamed Sidiiq Dhamme oo xisbiga Waddani ka tirsan waxa Dr Axmed-shukri dacweeyay wasiirka xannaanada Xoolaha Siciid Sulub. labadan masuul ayaa hore saxaafadda isugu weeraray.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.