Shirkii Burco Oo Wakhtiga Uu Qabsoomayo La Cayimay

0
Shirkii Burco Oo Wakhtiga Uu Qabsoomayo La Cayimay

Madax dhaqameedka beelaha Habarjeclo iyo Garxajis ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Hargeysa waxa ay ku iclaamiyeen in magaalada Burco uu ka dhici doono 15-ka Bishan shir ay labada beelood kaga arrinsanayaan horumarinta degaannada ay wada degaan iyo iskaashigooda.

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali, iyo Suldaan Cismaan suldaan Cali Madar, ayaa si wadajir ah u iclaamiay shirka.

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.