Shirkii Aan Caadiga Aheyn Ee Xisbig UCID Oo Dib U Dhacay + Sababta

0

Hargeysa (Sayruuq):- Waxaa dib u dhac koobani ku yimid shirkii aan caadiga aheyn ee xisbiga

UCID isla markaana maanta ka furmi lahaa magaalada Hargeysa .

Shirka ayaa waxaa uu dib u dhacay muddo hal maalin ah waxaana sababta uu shirku dib ugu dhacay uu mid ka mid ah sarakiisha xisbigaasi u sheegay Ilaysnews.com in ay tahay cilad xaga farsamada ah gaar ahaan qeybtii kaadhadhka iyo erooyinkii oo batey .

 Maalinta bari ah ayaa waxaa uu sheegay sarkaalkani in uu si rasmi ah uga furmi doono shirku magaalada Hargeysa maanta la sii qeyb doono kaadhadhka golaha dhexe

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.