Shirkadda Fly Dubai Oo Culays Xukumadda Kaga Yimid Shaqada U Joojisay

0
Fly Dubai Oo Wada Hadal Kula Jirta Somaliland

FLY Dubia ayaa si rasmiya u joojisay Duullimaadyadeeda Hargeysa khamiista todobaadkan laga bilaabo.

FLY Dubia ayaa go’aankan gaadhay kadib markii xukuumadda Somaliland u qortay Warqad ay laba maalmood oo keliya ku soo koobayso imaanshaheeda Hargeysa todobaadkii.

Xukuumadda Somaliland ayaa yaraysay maalmaha ay FLY Dubia imanayso Hargeysa kadib markii Shirkada kale oo Duullimaadyo Hargeysa ku yimaadaa codsadeen.

Waxa socda Dedaallo la doonayo in go’aanka FLY Dubia lagu joojiyo oo arrinta waan-waan lagu dhammeeyo.
@ Wariye Xasan Galaydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.