Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Bari Iyo Djbouti

0

Sheekha ugu magac weyn dalka Jabouti ayaa si qoto dheer uga hadlay muqaal iska soo duubay mustqablka dhaw iyo kan fog ee dalka Jabuuti ,waxaanu sheekh muqaalkan kaga faalooday waqtiga soo socda inuu doonayo Madaxweyne Omer Geeli inuu rabo inuu dalku ka dhigo boqortooyo taas oo sheegay inay dalku marayo meel aad u adag qarkana u saaranyahay in kacdoon rayid ah ka qarxo.
muqaalkan sheekha ayaa tilmaamay in balwada jaadka iyo Tviigu uu yahay kuwa keenay in irabada suuxinta

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.