Sharciyan Muj.A.M.Seed Ayaa Xaq Sharci U Leh In Lagu Wareejiyo Gudoomiyanimada Xisbiga Wadani

0

Hargeysa(Sayruuq)Gudomiye Ciro Dabadii ( Lugina Jeeni Uma Boodo ) !! Khaalid-Libaaxley.

Lugina    jeeni  uma  boodo!!

Sida  Awrta   safarka   ama  dhaanka   sida  la  iskugu  xidhiidhiyo  marka  ay  gudanayaan  safar  hawleedkooda  ee  awrba  awrka  ka  horeeya ku faruur xidhanyahey  ayaaney

Sida  1,2,3  ay  hab  maangal  ah  isugu  xig-xigaan   ee  aaney  u  aheyn  in  1,4,9  hab  sax  ah  oo  si  habsamiya  isugu  xig-xiga  ayaaney

Sida  madaxweynaha   iyo  madaxweyne  ku  xigeenku  dastuuriyan  isugu  xigaan  ee  aaney   madaxweyne    iyo  wasiir   ama   agaasime  guud  isku   xigin   nidaam  siyaasadeed  ahaan   iyo  fahamka  guud  ahaaneed  intaba    ayaa

Nidaamka  dalka  iyo  xeerarka   xisbiyada  marka   aad  akhrido  ama  aad  bogoto  habka  awood  iyo  hawlwadeen  qaybsi  ee  ay  xisbiyadu   u  yaalaan  ayaa  dhigaysa

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.