Sh. Shariif & Xasab Sheekh Oo Garoonka Muqdisho Ku Xanniban

0
Sh. Shariif & Xasab Sheekh Oo Garoonka Muqdisho Ku Xanniban

Mas’uuliyiinta madasha xisbiyada qaran oo ay ku jiraan guddoomiye Sheekh Shariif, Madaxweyne Xasan Sheekh, xildhibaanno labada aqal ee baarlamaanka federaalka iyo xisbiyo badan oo gargaar u wadey Baladweyn, Hiiraan ayaa lagu xayiray garoonka Aden Cadde.

Xildhibaanno la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay iney dhex joogaan garoonka, welina aan loo sheegin wax sabab ah, waxay eedda dusha ka saareen ra’isul wasaare Kheyre oo isna maanta baxaya

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.