Sh. Maxamed Cali Gadhle “Madaxweyne Magaaladan Caasimada Ahi Mid Lagu Noolaan Karayo Maaha!”

0

Hargeysa (Sayruuq) Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo ka tirsan culimada Somaliland ayaa madaxweynaha hortiisa ka sheegay in caasimadda Hargeysi aanay ahayn magaalo lagu sii noolaan karo, waxaanu taasi ku sifeeyey wadooyinka iyo baabuurta oo xawli ugu batay. Video hoose nala daawo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.