SayruuqNews Waxay Caalamka Islaamka Iyo Akhristayaasheedaba Leedahay Ramadan Kareem.

0

Hargeysa (Sayruuq)-Bahda warbaahinta madaxa banaan ee Sayruuq Media Group  waxay hambalyo u dirayaan shacabwaynaha Somaliland iyo umadda islaamka ah oo ay ugu hambalyaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo maanta kow noqotay.

Bahda Sayruuq waxay caalamka islaamka iyo umadda reer Somaliland u rajaynaysaa acmaal suuban iyo ka faa’iidaysuga bisha Ramadan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.