Saylici Oo La Garnaqsaday Reer Awdal

0

Saylici Oo La Garnaqsaday Reer Awdal

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa wiigan ku sugnaa gobalka Awdal kaasi oo Boorama Kulama Kula duwan la qaadanayay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan.

Mr.Saylici ayaa khudbado kulkul oo aan hore looga baran ku durayay bulshada deegaankaasi oo waayihii dambe ay ka soo baxayeen jabhado ka soo horjeeda xukuumadda.

Kulankan u dambeeyay ayaa Madaxweyne Saylici la Qaatay odayaasha dhaqanka ee Boorama kaasi oo la garnaqsaday.

#Sayruuqnews

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.