Sawirro Laga Qaaday Madaxweyne Siilaanyo Oo Shaqo Tagaya

0

Hargeysa(Sayruuq) Warbaahinta madaxtooyada Somaliland ayaa baahisay sawirro muujinaya Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka soo shaqo tagaya gurigiisa gaarka ah kadib markii uu todobaadkii hore ka guuray qasriga madaxtooyada. Waxa uu xafiiska shaqada yimaadda xilliga uu hawlaha ku jiro isaga oo marka uu dhammeeyo dib ugu carraaba gurigiisa gaarka ah.

Afhayeenka madaxtooyada ayaa sheegay in qasriga loo hagaajinayo madaxweynaha la doortay, sidaas awgeedna madaxweynaha xilka sii haya uga guuray Madaxtooyada.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: one or more people, car and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 1 person, indoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, suit and indoorImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, car, tree, sky and outdoorImage may contain: tree, car, sky, outdoor and nature

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.