Saraakiil Dabdamiska Ah Oo Ku Geeriyooday Shil

0

Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.

Saddex Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay shilka sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamaa Dabdamisku Axmed Sawaaxili.

Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi la dhacay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.