“Safaaradda Turkigu Hargeysa Ha Ka Baxdo,” Raygal

0

“Safaaradda Turkigu Hargeysa Ha Ka Baxdo,” Raygal
Xildhibaan Axmed Ibraahin Raygal oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in aan Somaliland looga baahnayn dawladda Turkiga lana raro qunsuliyadda Turkiga ee Hargeysa. Waxa isna dhawaan ku baaqay in dalka laga saaro qunsuliyadda xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo sheegay in ay dhanka Soomaaliya u janjeedho, islamarkaana aanay waxba ugu filnayn Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.