“Saaxiibkay Xirsi, Cali Mareexaan iyo Maxamuud Xaashiba Wuu Ka Dheeraa Laakiin Markii..” Wasiir Cukuse

0

Hargeysa(Sayruuq)Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay meeqaamkii hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali markii uu ahaa wasiirka Madaxtooyada.

Cabdillaahi Cukuse ayaa sheegay inuu Xirsi ahaa qof ka tilmaaman wasiirada kale oo awood gaar ah lagu tuhmi jiray balse markii uu dibadda u baxay uun la ogaaday inuu qof caadi ah oo aan wasiiradaba waxba dheerayn ahaa.

Wasiir Cukuse ayaa hadalkan ka sheegay madal lagu soo dhawaynayay taageerayaal ku soo biirey xisbiga KULMIYE waxaana hadalkiisii ka mid ahaa:

“Saaxiibkay Xirsi bari ayuu dadka ugu dheeraa, Cali Mareexaankaas wuu ka dheeraa oo Maxamuud Xaashi wuu ka dheeraa  markaanu dibadda nimi ayuunbaan arkay inuu qof caadiya ahaa

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.