Saanad Ciidan Oo Berbera Lagu Qabtay

0

Dekedda weyn ee magaalada Berbera ayaa toddobaadkan lagu qabtay qalab ciidan, kuwaasi oo la sheegay in qaab qarsoodi ah la doonayay in lagu dhaafiyo.

Ilo-wareedyo kala duwan ayaa xaqiijiyay
In qalabka ciidan ee la qabtay uu ahaa Container buuxa oo isugu jira: direys ciidan, booshashka rasaasta lagu rito iyo jaakadaha xabbadda celiya.

Weli ma cadda cidda iska lahayd qalabkan ciidan, hase ahaatee waxay wararku sheegayaan in ay la wareegeen ciidanka Somaliland.

Source: Suxufi Khaalid Foodhaadhi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.