SAADASHA DOORASHADDA WAKIILADDDA 2021

0
Cirro iyo Faysal Oo Aqbalay Dalabkii Madaxweyne Biixi

SAADASHA DOORASHADDA WAKIILADDDA 2021

Doorashadda la filaayo in ay qabsoonto 31 May 2021 waxa ay kala heli doonan xisbiyaddu sidan ka muuqata sawirka hoose.

Saadashani waxa ay ku salaysantahay awooda codadka musharaaxiinta uga sharaxan saddexda xisbi lixda gobol ee dalka.

Marka lasoo saara liiska codeeyayaasha doorashadda waxa aynu ku dari doona codka xisbi kasta ka heli doono doorashadda soo socota gobol walba hadii ilaahay yidha.

Waxa qoray, Yasiin Calase

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.