Ruushka Oo Aqoonsaday Xukumadda Golaha Militariga Sudan

0

Dawladda Ruushka ayaa aqoonsatay xukuumadda talada Sudan kala wareegtay Cumar Al-bashiir sida ay ku warrantay wakaaladda Wararka Ruushka ee RIA oo soo xiganaysa wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mikhail Bogdanov.

Hadalkan Salaasada maanta ka soo baxay dawladda Ruushka ayaa imanaya iyada oo Isniintii kooxda hoggaaminaysa mudaharaadeyaasha talada ka tuuray Cumar Albashiir ay ku taliyeen in golaha Militariga ee talada haya ku wareejiyaan xilka gole xukuumadeed oo shacab ah.
Russia recognizes new authorities in Sudan: RIA agency

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.