Rumoonka oo la Ogaaday inuu ka Hortago Cudurka Asaaqsaqa.

0

Khubaro Maraykan ah ayaa ogaatay in khudradda Rumaanku ay ka buuxaan curiyayaal kiimika ah oo dadka ka caawin karta inaanu ku dhicin cudurka Asaasaqa iyo ilawga faraha badan .

Diraasada cusub oo wargeyska Warsugan idinkasoo turjumay Mareegta Aljazeera ,ayey kooxdi baadhitanka waday oo ka tirsan ururka kiimikada Maraykan tibaaxeen in Rumaanku qani ku yahay maadada Polyphenol oo ka hortagta cudurka Azhmour amaba asaasaqa waxaan dagaal la gashaa cudurkaasi .kooxdan ayaa awooday inay adeegsanaysa 21 curiye kiimiko u adeegsatay Rumaanka taaso ay ku hubinayeen baadhitaankoodaasi .waxay intaas ku dareen cilmibaadhayaashu in ay ka heleen curiyaasha awoodooda ka hortagis ee ay u leeyihiin xanuunka ama dawayntiisa dad iyo xoolaba .diraasadan waxa lagu soo daabacay magazine ka horumarinta sayniska ee Maraykan .

Diraasada ayaa sido kale lagu sheegay inay u baahantahay baadhitaano intan ka badan si loo ogaado raadka ka hortagi`da cudurku uu ku leeyahay hadhaaga dawadda laga sameeynaye ee rummaanku . jimciyadda kiimkiada marayakan oo xaruntiisu tahay Maraykanka ayaa ah mid aan faa`ido ka raadin cilmbaadhistooda taas oo ay ku caawiyaan badhitaankooda qeybaha Kiimikada .

Jaamacada Newyork ayaa la aasaasay sannadkii 1876 ,waxaanay ka koobantahay in kabadan 158 kun oo xubin aduunka daafihiisa kuwaaso oo dhamaantood hoostaga qeybta kimistariga .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.