Rooda Axmed Yaasiin Oo Ka Jawaabtay Hadalka Jamaal Cali Xuseen

0

Hargeysa(Sayruuq) Jamaal Cali Xuseen ayaa shalay sheegay in aan isbahaysigiisii UCID ka yimid la siin kaadhadhkii casuumadda Madaxweyne Muuse Biixi. hadalkiisa ayaa laga dareemay in uu diidan yahay sida uu wax u wado Mudane Muuse Biixi. Rooda Axmed Yaasiin oo ay isku degaan ka soo jeedaan kana mid ahayd dadkii ka yimid UCID ayaa sheegtay in arrintaasi ku kooban tahay Jamaal.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.