Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhisay Xukuumad Kala Badhyihiin Haween

0
Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya oo Reer Eriterea ku Bogaadiyey 28 Guurada Madaxbannaanidooda

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhisay Xukuumad Kala Badhyihiin Haween

Addis Ababa(Sayruuq)-Golaha Wakiilada ee Dalka Itoobiya (HPR) ayaa maanta ansixiyay sharci qabyo ahaa waxay oo udubdhexaad sidii wax looga badlai alahaa qaabdhismeedka hay`adaha fulinta dalkaasi.

Golaha ayaa sidoo kale ansixiyay golaha cusub ee wasiiradda kuwaasi oo u sharcigan qabyadda ahaa ugu soo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mr.Abiy Axmed, iyagoo golahaasi wasiiradda ee cusub halkaasi lagu ansixiyay kuwaaso kalabadh ka mid ah ay noqdeen tiradda wasiiradda ee ah 20-ka Haween oo ah 10 haween arrintan oo ah mid ku cusub jaantuuska sayiaasadda Geeska iyo ta dunnidaba marka loo eego saami qeybisiga jinsiga .

Isku soo wada duubo Raysal wasaare Abay Axmed ayaa tan iyo intii la doortay keenayay qaab siyaasadeed ka duwan shaxaddii hore ee dalka Itoobiya lagu yaqaanay taasi oo ay kow ka yihiin furfurnaan dhanka Dibadda ah iyo cilaaqadka wanaagsan ee mandiqadda iyo ta arrimaha gudaha oo isbadal weyn ka jaanqaaday oo lagu soo xero galinaayo jabhadihii ka soo horjeeday nidaamka xukuumadihii hore.
Halkan ka Akhriso Magacyaddaa Wasiiradda Cusub

Sayruuqnews
Addis Ababa- Ethiopia
contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.