Raage Oo Xirsi Ku Tilmaamay Dambiile

0
Raage Oo Xirsi Ku Tilmaamay Dambiile

Raage Oo Xirsi Ku Tilmaamay Dambiile
Suxufiga caanka ah ee Raage Oomaar ayaa duray buugga uu soo bandhigayo hoggaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali X. Xasan wasiirkii hore ee madaxtooyada. Buuggiisa Miyi ilaa madaxtooyada oo la soo bandhigi doono Jimcaha ayaa durba laga bixiyay dareenno kala duwan.

Wariyaha reer Somaliland sidoo kalena haysta dhalashada Ingiriiska ee Raage Oomaar ayaa bartiisa Twitter-ka kaga dareen celiyay buuggan waxaanu sheegay in ay tahay in khaanadaha buugaagta Dambiileyaasha ama khiyaaliga lagu kaydiyo si loo helo kayd buug oo fiican. Mr Raage ma bixin tafaasiil ku saabsan waxyaabaha uu kaga boodsan yahay buugga Xirsi laakiin, dadka ka dareen celiyay qoraalkiisa ayaa qaarkood la xidhiidhinayaan musuq uu sameeyay xilligii uu madaxtooyada ka shaqaynayay Mr Xirsi halka qaar Xirsi taageersan ku doodayaan in Mr Raagge ay qabyaalad qaaday.
Halkan ka akhri warbixin warbaahinta the National ka qortay arrintan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.