Qiimayn Soo Bandhigtay In Jaamacadda Alpha Burco Hormuud Tahay

0

Qiimeyn Ballaadhan Oo Ay Sameeyeen Ardayda Jaamacadaha Dalka Oo Dhan Iyo Macallimiin Dalalka Dibadiisa Ka Yimid Oo Wax Ka Dhiga Jamadaha Dalalka Dunida Kuna Soo Ogaanayeen Jaamacadaha Burco Tiradooda Iyo Tayadooda Ayaa Waxa Ay Qiimeyntaasi Oo Waqti Badan Qaadatay Ku soo Saareen In Jaamacada Alpha University Burco Ay Tahay Jamacada Ay Wax Ka Bartaan Badiba Ardayda Ugu Badan Ee Wax Ka Dhigata Jaamacadaha Magaalada Burco.

Ardaydan Ayaa Sida oo kale Kulamo Gaar Gaar Ah Oo Ay La Qaateen Ardayda Kala Duwan Ee Wax Ka Barta Jaamacadaha Ku Yaalla Magaalada Burco Waxay Ku Ogaadeen In Ardayda Kala Duwan Ee Wax Ka barata Jaamacadda Alpha University Burco Ay Yihiin Arday Heerarkooda Aqooneed Uu Aad U Sareeyo kuwaas oo u muuqday in ay Arday Kale Ee Wax Ka Barta Jaamacadaha Kale Ee Gobolka Togdheer hormuud u yihiin.

1.Waxay Sidoo Kale Ardaydani Qiimeynta Sameynayey Xuseen Soona Gudbiyeen In Jaamacadda Alpha University Ay Tahay Goob Waxbarasho Oo Dhamaystiran Haday Noqoto Qalabka Kala Duwan Ee Ardayda Wax Lagu Baro,Maamulka Wanagsan Ee Ardayda Lagu Hagayo, Manhajyada Ardayda Loo Dhigo Oo Waafaqsan Lana Jaan Qaadaya Kuwa Wadamada Caalamka Iyo Sidoo kale Macallimiin Aqoon Fiican Oo Durugsan U Leh Aqoonta Ay Ardayda Barayaaan Waana Qodobada Ay Jaamacadda Alpha  Kaga Duwantahay Ayay Yidhaahdeen Ardaydani Qiimeynta Sameynaysey Jamacadaha Kale Ee Ka Jira Gobolka Togdheer Taas Oo Sababtay Inay Jaamacada Alpha University Burco Ay Noqoto Goob Aqooneed Ballaadhan Oo Ay Ku Hirtaan Badiba Ardayda Jaamacadaha Doonaya Inay Wax Ka Bartaaan.

2.Ardaydani Ka Koobnayd Dhamman Jaamacadaha Dalka Ee Qiimeynta Ku Sameynayey Jamacadaha Gobolka Togdheer Tiradooda Tayadooda Hababka Waxloo Baro Waxay Soo Xaqiijiyeen In Jaamacadda Alpha Ay Aad Uga Qayb Qaadatay Horumarinta Dhanka Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Iyagoo Guddidan Qiimeynta Sameynaysey Baadhis Dheer Oo Ay Sameeyeen Ay Ku Ogaadeen In Ardayda Ugu Badan Ee Ka Hawlgala Farmasiiyada Xanaanooniyinka Magaalada iyo Kuwa Miyiyada Iyo Dhakhtarka Weyn Ee Magaalada Burcaba Ay Yihiin Ardaydii Dhamaystay Ama Ka Qalin Jabiyry Culuumaha Kala Duwan Ee Caafimaadka Ay Bixiso Jamacada Alpha Univertisy Burco Haday Noqoto Nursing,Laboratory, Iyo midwifery.

3.Waxa kale Oo Ay Guddidu Soo Ogaatay Inay Gaabo Caafimaad Oo Bilaash Ah Ay Ardayda Caafimaadka Ee Jaamacadda Alpha University Burco Iyo Maamulka Iyo Macalimiinta Oo Iskaashanayaa Ay Ka Sameeyeen Gudaha Gobolka Togdheer Iyo Badiba Deeganada Hoos Yimaada Kuwaas Oo Gudida Oo Booqatay Uga Waramay Inay Jaamacadda Alpha University Burco Maamulkeeda Ardaydeeda Gaar Ahaana Bahda Caafimaadka Iyo Macalimiinteedaba Ay Ku Aamanayeen Dedaalka Ay Uga Sameeyeen Dhanka Caafimaadka Islamarkaana Ay Ka Haqabtireen Bahidii Ay U Qabeen Ee Caafimaad Weliba Si Lacag La,aan Ah.

  1. Ardaydani Jaamacadaha Dalka Oo Isugu Jira Macalimiin Dalka Dibadiisa Ka Yimi Waxna Ka Dhiga Jaamacadaha Dalalka Dibadda Ee Qiimeynta Sameynaysey Waxay Qoraalkan Ku Cadeynayaan In Maalmaha Soo socda Ay Ku Laaban Doonan Gobolka Togdheer Si Kulamo Kala Duwan Ula Qaataan Maamulka Iyo Macalimiinta Kala Duwan Ee Ee Jamacadaha Ku Yallaa Gobolka Togdheer Si Ay Tallooyin Iyo Tusaale U siiyaan Waxaanay Ardaydani U Tilmaami Doonan Halka Ay Ka Qaldanyihiin Habka Ardayda Wax Loo Baro Iyagoona Sidoo Kale Dhiirigelin Doona Maamulka Iyo Macalimiinta Jamacada Alpha Si Usii Laban Laabaan Halka Wanagsan Ee Ay Maanta Mariyaan Waxbarida Ardayda

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.